Meydka Askari Muqdisho lagu dilay bil ka hor oo aan weli la aasin (Sababta)

Askari ka tirsanaa ciidanka Milateriga oo bil ka hor lagu dilay degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir ayaan wali la aasin meydkiisa isagoo ku jira qaboojiye sida laga sii xigtay xubno ka tirsan qoyskiisa. Nabadoon Xaaji Xasan Calasow Gaab oo ka mid ah ehelka askariga geeriyooday ayaa sababta loo aasi waayey meydka askariga ku sheegay inaysan … Continue reading Meydka Askari Muqdisho lagu dilay bil ka hor oo aan weli la aasin (Sababta)